Iska hor'imaadyo ka dhacay Qeybo katirsan Muqdisho.

Written by Maamul on .

somalimemo.netDagaalo la isku adeegsanayay hubka qeybihiisa kala duwan ayaa xalay ka qarxay qaybo ka tirsan Magaalada Muqdisho.


Dagaalada oo la sheegay in ay si toos ah Ciidamada Xarakada Al-shabaab ugu soo qaadeen fariisimo kala duwan oo Ciidamada DF-ka iyo kuwa Afrikaanta ah ay ku lahaayeen Wadada dheer ee wershadaha.

Goobaha lagu dagaalamay waxaa kamid ahaa Xero Jarmalka oo saldhig ay ku leeyihiin maleeshiyaad taabacsan DF-ka


Daryanka Rasaasta fudud iyo mida culus ayaa xalay laga maqlayay meelo ka fog goobaha dagaalku ka socday.


Warar ku dhow goobaha dagaalka ayaa  sheegay in Ciidamada Xarakada Al-shabaab ay adeegsanayaan hubka waaweyn oo ay kamid yihiin madaafiicda garbaha laga gemo.

Dilalka ka dhanka ah saraakiisha DF-ka iyo qaraxyada ayaa bilihii lasoo dhaafay kusoo badanayay magaalada Muqdisho waxaana muuqanaya in howlgalada Muqdisho ee Mujaahidiinta ay xoogeysteen.


SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (12)add comment

runsheeg said:

0
...
war anagaa wax aragnay diin la aantii alshabaab been aan raad laheyn ayee ku darsadeyn
February 06, 2013

M. Siyaasi said:

0
...
ALLAHU AKBAR!!.... Waxan RAXMAANKA ugu baryaynaa GEESIYAASHA TOWXIIDKA ee u taagan sare u qaadidda RAYAADA TOWXIIDKA iyo KITAABKA ALLAH inuu ugu hiiliyo GAASHAAN BUURTA IBLAYSKA ee u tagaan faafinta FISQIGA iyo FASAHAADKA!!.., Waxan rajo weyn ka qabnaa inuu RABBI noo soo celiyo CIZIGII iyo KARAAMADII ummaddena Muslimka ah ee Somaliyeed sugaynaa kol dhow INSHAA ALMOWLAA!!
February 06, 2013

xaqaani said:

0
...
comment tiga aad ayuu qoraalkiisa uyaryahay tankale qofkii mobile haysta qoraaladiina ma weyneeysankaro
tankale dadka waayeelka ah ama indhaha liita qoraalkiina ma aqrisankaro waayo aad ayuu uyar yaryahay
February 06, 2013

xaqaani said:

0
...
comment tiga aad ayuu qoraalkiisa uyaryahay tankale qofkii mobile haysta qoraaladiina ma weyneeysankaro
tankale dadka waayeelka ah ama indhaha liita qoraalkiina ma aqrisankaro waayo aad ayuu uyar yaryahay
February 06, 2013

mohamed said:

0
...
Kan isku maga caabay runsheeg waxaa kaa muuqda cudurkii soo ritay murtadiinta gaalada wehelka u ah diin xumada adeyba kaa muuqataa walalaha waxaan ka codsanayaa kan wasaqdiisa iney na dhaafiyaan iyo diin xumadiisa canaasiirkaan
February 06, 2013

umu barira said:

0
...
Alahu Akbar ilaahay isagaa uhiilinaya diintiisa waanan sugaynaa wixiii uu nabalan qaaday ee ahaaa inay arlada dhaxla yaan adoomadiisa wanaag san ilaahay waxaan ka baryey naa inuu noo soo dadajiyo nasriga
February 06, 2013

mohamed c/rahman said:

0
...
Midkaan run sheeg la baxay naga tira ikhwa waxuu qabaa cudurka murtadiinta soo ritay
February 07, 2013

mohamed c/rahman said:

0
...
Walalayaal kan been sheege la baxay naga tira waxaa ka muuqda cudaradii soo ritay murtadiinta
February 07, 2013

Abu.sudeysi said:

0
...
Ad ayad umahadsan tihin waxan idinka codsanaya inad sogelisan gabayadii islamiga ahay ok sida.degta qoriga nosura jihad diran aa jira iyo suxanalahi ebow ada sacidad badan iyo wixi lamid ah ad ayana uga hela sida qeymaha badan od dadkina iyo dintinaba udifacan alah ha idinka amal mariyo jihadka ad kujirtan
February 07, 2013

Wiil Muqdisho said:

0
...
dagaalka xalay agteyda ayuu ka dhacayay waxaan joogay meel ku dhaw simad waxaan mooday in tikniko ka qeyb qaadanayaan dagaalada,mujaahidiinta allaha guuleey
February 07, 2013

Wadaad Yare Muslim ah said:

0
...
xamar maalmahan caadi ma ahan qaraxyo iyo dilal ayaaba ka socda kuwii dowladda sheeganayay waxay ka bixi la'yihiin dad raafoow waxaan ku talinaynaa in shacabka faraha laga qaado shareecada ha isku maamuleen shabaabna ha u yeertaano
February 07, 2013

Abuufatima said:

0
...
Gaal waxa u waajibay inaan gawrac marinaaye
Geesiyada shabaabaa heliyo gaanki tawxiide
Go,doon bay ahaan cadaw Aloo geeri loo badiye
Geesaha waxaa looga shiday gumaci baaruude
Waa kaa u gaban gaabayoo goojin cadaw giiye
Waa kaa Gediyo daad saniyo goortan Hiiraane
Waa kaa gafkii sii kujabay gaalki waynaaye
Dibu gurasho waa kay galeen maali goortaane
Garabkiisa Eebaa kabaxay gaal huuradale
Gabagabo ayey mari kufrigi gaaray soomaale
Waa kaa Afgan ay ka guran saanaday galine
Guuldariyo halaag bay muteen garac nasaaraahe
Guclihiyo bardoodigu orduu gaabshay socod kiiye
Gabashay maraayaan kufrigi gadafta dheeraaye
Ilaah baa shabaab guusha siin gaba gabayn tiiye
Ilaah baa islaam kii galaday geesiga ahaaye
Gadaal ugama laabtaan xoqoo waw gargaaraane
Gacan saar kufriga lama lahayn geesh shabaab dumaye
Afara taa gartaan naqi jiriyo gabayaday diidhe
Gantaalahan waqay ridijiriyo gumici baaruuddheh
Gaaliyo cawaan keed ayaan abid gumaadaaye
Waan gawracaynaa ileen waa gar Eebahaye
Ama gala islaam kaanu oran ama jizyaad gayne
Ama goori wee yaan ileen waw gar lee yahaye
Afar kale miduu gaal hodaan gaar u lee yahaye
Gayigeena soomaaliyee cadawgu goobaystay
Oo gaalo idilkeed timide guratay kayd kiisa
Anaguna ka gaajaysanahay kama gidaa dayne
Gar inay u leeyiih ayey wada gudoomeene
Haduu gaal walaalkiis yohoo gacan kusiinaayo
Maxaa garabsi noo diiday iyo diinta gacal keeda
Haduu garac nasaaraa ku yiri goo xigaal kaaga
Anagana Ilaah guule yaa gooyey taladeene
Ruuxii islaamnimo galiyo gunida tawxiidka
Koonfur ama galbeed iyo haduu geesta kala joogo
Gayigeena kama lahan midkaad gacashanay saane
Bal inuu garaad kaa xun yahay gaal ma maag taane
Muslimkana ganaax saare iyo godobti ceebee
Garta say u nqayaan xumaa guule naarooyin
February 07, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy