Maxaad ka Ogtahay Munaafaqiinta Maanta? (MAQAAL) Bille Bilaal
Bismillah Wassalaatu wassalaamu Cala Rasuulillah scw., Assalaamu Calaykum Ikhwaanii fillah
Aduunyadu waa sideedii waxaase is badalay dadka, Mabaadi'da gaaladu waa sideedii waxaasi is badalay waa dadka sidoo kale Nifaaqu waa sidiisii ee jiilalka xambaaray ayaa is badalay waana hubaal in maanta Munaafaqnimada jirtaa ka ilbaxsan tahay kuwii hore laakiin marka aad fahamto isu wado ayay ku socdaa ee aaladaha la adeegsanayo ayaa kala duwanaa iyo waqtiga ay la noolyihiin hoos ka eeg oraahdaan caanka ah.
“If you found out that Mullah Omar is on one street corner doing something, you set up Mullah Bradley on the other street corner to counter it.”
Tarjumid ''Haddii aad ogaato in Mullah Cumar ku sugan yahay wadada dhinaceeda waxna samaynayo (Jihaadka sheegayo) Adiguna Istaaji wadadaa dhankeeda kale Mullah Bradley si u raddiyo Mullah Cumar''
Hadalkaan waxaa lagu daabacay Mu'assasada Rand iyo Wasaarada Gaashaandhigga Maraykanka waxaana looga jeedaa in la abuur wadaado Jihaadka ka soo horjeeda oo marka Mujaahidiintu arin sameeyaan loo helo wadaado diyaar u ah in ay arinkaa raddiyaan oo ku sheeegaan ficilkasta oo Mujaahidiintu sameeyaan wax diinta khilaafsan taa badanlkeedana ka aamusan wax kasta oo gaalo ama gaalo raac sameeyo, laakiin markaa aad waaqaca u soo noqoto intaa way dhaafeen wadaado badan oo waxaad arkaysaa Ciidanka Yemen ku xasuuqaya shacabka Muslimka ee banaan baxayay Qasacado Kalluun ah oo sucuudiga lagu sameeyay ayay ku qadaynayeen, Cali Cabdalla Saalax waxaa lagu daweeyay Sucuudiga hadana Caa'id Alqani oo ka mid ah Mullah Bradleyada maanta wuxuu eedeynayaa Mujaahidiinta caalamka in shacabka laayaan oo aysan layn Yuhuudda adigu bal ogoow Sucuudiga Caa'id joogo waa mamnuuc in Yuhuudda calankooda barxad lagu gubo ama lagu istaago amaba la ihaaneeyo, Maraykanka iyo reer Aala sucuud waa is dhunakadaan markaa Muslimiinta Ciraaq wada laayaan qoobka cayaarna waa sameeyaan sida oday iyo habar gaala. Mullah Bradley Caa'id Alqarni ma arkaysid isagoo hal eray arinkaa ka leh sababtu maxay tahay? Waayo nin loo caleemo saaray in uusan arinkaa ha hadlin Mujaahidiintana kama seexdo been ka sheegiddooda. Soomaaliya waa buuxaan Mullah Bradley waana kuwa UNISOM 1993 markii qaar ka mid ah Mujaahidiinta ay la dagaalameen ku dacwaynayay Mujaahidiinta maxaad u laynaysaan Maraykanka? Waxaa Cajiib oo aan is waydiiyaa Ma ninkii 1993 kii lahaa UNISOM oo Maraykan Hoggaaminayay yaan lala diririn oo waliba bayaan ku soo saaray in Jaamacada Icitisaam aysan la dagaalamayn UNISOM ayaa maanta Ogolaanayaa AMISOM ha lala diriro MAYA wallaahi ee anagaan waxba fahmayn ee Mullah Bradley inaga iyo Sucuudiga inaga ayuu nagu soo horreeyay.
Dacaayadda Beenta ah ee Mullah Bradley.
Waxaa jirta in Mujaahidiinta Iclaam xoog badan ku furan yahay waliba arinkaasi dhaqaalo aan caadi ahayn ayaa ku socda si ummadda loo marin habaabiyo, gaaladu marka waxay sameeyeen iclaamkaas maanta inta ugu badan waxaa hoggaaminayaa Mullah Bradley oo Wasaarada Gaaashaandhigga warbixin ay soo saartay ayaa sheegaysa in Maraykanku uu maalgalin badan ku sameeyey ugu yaraan 20 dal oo Muslim ah Idaacado, TV, iyo Barnaamijyo Diinni ah sidoo kale waxay sameeyeen Kulammo diimeed ama Murtamaro badan waxaana cajiib in kulamadaas Soomaaliya ka soo muuqdeen waayo waxaad arkaysaa Bayaano badan oo soo baxay dhamaan kuma qornayn hal eray oo Maraykan cadho galiya, meydna waxaa ugu dambeeyey kii la sii waday bal si fiican u aqri Bayaankii Hargaysa ee Ictisaam, Shaqo guri ahaan u qaado uu ka soo saar hal eray oo bayaankaas Maraykan iyo Gaalo ka caraysiinayaa kama helaysid.
Waxyaabaha Mullah Bradley Mujaahidiinta ku dacaayadeedo dhamaaantood waxaa laga soo qaataa oo ilwareed ama masdar u ah warbaahinta reer galbeedka u adeegga ama kuwo la liitaa oo qabaliyad u adeega waxaad arkaysaa wadaad leh Arday baa la xasuuqay marka aad waydiisona wuxuu leeyahay idacaadaha ayaa sheegay? Idaacadu ma tahay mid marka loo eego Shareecada warkooda la adeegsan karo ? Saw ma ogid in intooda badani gaalo u shaqeeyaan? BBC miyaad leedahay Mujaahidiinta ayay run ka sheegaaan laakiin ha la yaabin waa ninkii loo sameeyay in Mullah Cumar raddiyo hawshiisa ayuu haystaa ee ka soco.
Mid sakaaraad ah ayaa ku leh Gaalo in aan la jihaado Mujaahidiinta ayaa ii diiday ku dheh nacasow Puntlad iyo Somaliland ayaad ku nooshahay haddii aad run sheegayso maxaad dhulkaa balaaran ciidan badan ugu diyaarsan wayday ka dibna dhinaca gaalkacyo Baladweyne uga soo galiwayday adigoo Mujaahid ah kaamase muuqato Munaafaq Mullah Bradley ayaad tahay.
Waxaad maqlaysaa qaar ka mid ah Mullah Bradleyada oo ku leh Madaxda Mujaahidiintu iyagu maa is qarxiyaan ama Shahaada raadsadaan haddii ay runsheegayaan? Yaab. Ma jiro Urur ka mid ah Mujaahidiinta Caalamka illaa Amiirkooda waa Shahiiday adigu u tiri Cabddalla Cazzaam Amiirkii Mujaahidiinta Afghaan, Amiirkii Mujaahidiinta Iiraan Abdul-Malek Rigi, Amiirkii Mujaahidiinta Ciraaq Abuu Muscab Assarqaawi iyo Amiirkii ka Dambeeyay, Sheekh Usaama, Aadan Xaashi Cayrow Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya iyo boqolaal kale oo ka mid ah Madaxda Mujaahidiinta laakiin Munaafaqu intaa waxba u arko ee wuxu ka sii jecel yahay in Qiyaadada Mujaahidiintu dhamaadaan oo uusan midna ka soo harin sidaa awgeed kuma filna hal malyan haddaad u tiriso waxaa fiican in aad su'aal ku celiso oo aad tira Madaxdu wadkooda ayay sugayaan gaalana way raadsanaysaa waan ognahay, ee adigu Gaaladu ma kuu raadsataa sida ay Mujaahidiinta u raadsato mise bishii 6 waddan oo gaalo ah ayaad isu martaa sida Maxamed Idriis.
Marka masiibbo rabbaani ah dhacdo waxay ku eedeeyaan Mujaahidiinta waxaana tusaale wali nool ah Abaarihii Soomaaliya 2010-2011 ka waxaad maqasheen bayaanada ka soo baxay Xafiisyo Amison la daris ah oo Mullah Bradley ku shaqeeyo in Mujaahidiinta lagula lahaa war gaalada u fasaxa dadka ha dhex gashee cunno ayay wadaan sidoo kale in wadaado qaar hadalkii ka fakaday oo ay Jimcaha la istaageen Gaalo ayaa Muslimiinta ka naxaysa iwm. Dhinaca kale eeg Sheekh Bradley wuxuu ogaa in Kaam Badbaado ka dhaceen Dil, Kufsi, Dhac iyo Barakicin labaad waliba maalinkasta ayay waxaasi ka dhacayeen hadana Sheekh Bradley Jimce iska daayee ha ilbiriqsi Muslimiinta Kaam badbaado lagu dhibaataynayo kama hadal waayo ? Shaqadiisaba kuma jirto in meelahaa ka ag dhawaado oo waa aagga ''Duullimaadka ka caaggan''.
Mullah Bradley Maamulka la noolyahay xaqqa wuu kala xishoodaa.
Xamar degmada Dharkeenley Riddada ayaa haysata waxaa ka dhacay hablo yar yar 6 iyo 7 jir ah in lagu faraxumeeyay arinkaasi qof kasta oo muslim ah waa gilgilay laakiin Sheekh Bradley dadkaa kuma jiro isagu lur na kuma hayso waayo waxaan ku ognahay in waxa lura uu ka hadlo.
Hargeisa waxaa ka dhacay wax aan ka dhicin caalamka oo dhan waa wax aduunka cawaantu ku nooshahay aan laga maqal taasina waa in gabdho Muslimaadka laga duubay Filimo anshax xumo ah oo waliba ah nooca Jinsiga waxaa cajiib ah Maamulkaas wasaaradiisa Diinta iyo Awgaafta waxaa jooga wadaad Salafi ah sidoo kale waxaa jooga ragga maanta laga joogi waayay madaxyaweyntooda waa Ictisaam laba Cali oo jamcadaas ka mid ah isma waydiin foolxumadaas dhacday xaq ay sheegaan iska daayee iyagoo arkaya ayaa Dayuurad la saaray gaalkii xumaanta intaa la eg ku kacay Sheekh Bradley ayaa muxaadaro qabtay markaas ayuu ku been abuurtay usagoo leh Mujaahidiinta ayaa gabar Muslimad ah nin gaala u guuriyay Subxaanallah tan uu ka hadlayo Bradley waa wax aan caddayn loo hayn oo websiteyo qurun ah sida dayniile laga maqlay laakiin arinkaa Hargaysa ka dhacay waa wax xitaa idaacadaha gaaladu ka warameen sida wargaysyo ka soo baxay Jarmalka iyo Maraykanka mana jirto meel uu Bradley uga hadlay arinkaasi taasina waxay caddayn u tahay in Sheekh Bradley uusan gabhaha Muslimaadka ah u naxayn, kalana jeclayn ee uu doonayo in shaqada uu mushaarka ku qaato oofiyo taas oo ah waxkasta oo Mujaahidiinta foolxumayn kara in uu sameeyo xittaa ha la idha caddeeye.
HADAL FURAN.
Waxaad arkaysaa hadal furan ama fasaxan oo aan caddayn in la iska tuuro oo shacabka lagu dhex tuuro si tashuush loogaliyo ummadda sida Muslimiinta ayaa dhiiggooda la bannaystay? Waxaa wanaagsan in aad waydiiso waayo ayo Muslminka Dhiiggiisa la banaystay halkeese lagu caddeeyey in dhiigga la bannaystay? Wuxuu ku leeyahay waa kuwaa Soomaliya lagu laynayo ama lagu qarxinayo? Waxaad waydiisaa Goorma iyo Goobtee lagu qarxiyay yaase qirtay? Run haddii uu sheegayo wuxuu kuu tilmaayaa waqtiga iyo meesha ay arinkaasi ka dhacday, cidda fulisay ama ku caddaatay haddii kalese wuxuu ku sheegayo hawlgalo badan oo dhacay oo ay Mujaahidiintu bari ka noqdeen meesha ugu dhaw ee uu kuu sheegi karaa waa Xerada CID oo uu ku leeyahay Arday baa lagu laayay, Taas waa sax Mujaahidiintu way qirteen laakiin Sheekha isagaa laga doonayaa in uu caddeeyo aakhira iyo haddaba ardadaa nooca ay Mujaahidiintu ku sheegeen in aysan ahayn ee ay ka duwanaayeen waayo mujaahdiintu waxay sheegeen in ardadaa ahaayeen kuwo loo soo tababarayay Jawaasiisnimo iyaguna waa ka ogaal badan yihiin sheekha hadlaya oo meesha ayay joogaan isagunase Universal ayaa meesha u jooga marka ay ugu badato markaa caddayn saxan oo khilaafsan doodda Mujaahidiinta ayaa laga doonayaa haddii aysan ahayn maaha in la qaato warkiisa ah Arday bay ahaayeen kaliya. Waxaase ceeb ah in la yidhaa Idaacad dhinac ah ama gaalaba u shaqaysa la yidhaa video ga TV hebel ayaa sheegay.
KHAWAARIJ
Sheekh Bradley kama xishoodo in sifaadka khawaarijta siiyo Mujaahidiinta sababta ku kaliftay waa in uu sumcada ka dilo laakiin waxaan wanaagsan bal in aan isbarbar dhigno caqiiqada Dimuquraadiyadda iyo Caqiidada Mujaahidiinta
Caqiidada Dimuquraadiyadda: dimuquraadiyadu oo ah waxa ay aaminsan yihiin Murtaddiinta caqiiqadeeda aasaaska waa:
In la rummeeyo in shacabka kaliya leeyahay xukunka (waxkasta oo lagu dhaqmayo)
In la rumeeyo in la gaaloobi karo
In la rumeeyo Gaalada iyo Muslimiinta dalka deggan la isu yiraa Muwaadiniin
In la rumeeyo in Zinadu xalaal u tahay labada ruux ee iska raaliga ah
In la rumeeyo Xuquuqda Qawmuluuda iyo Diimaha Baadilka ah
In la rumeeyo in gaalku guursan karo gabar Muslimad ah
In la rumeeyo in Baarlamaanka Sharci uusan qorin aan xad lagu oofin karin
In la rumeeyo in Murtadku xaq u leeyahay riddadiisa
Caqiidada Mujaahidiinta: Mujaahidiintu waxay aaminsan yihiin caqiidda ahaa caqiidada ahlusunnaha waana wax ay qirsan yihiin Bradleyada intooda badan laakiin meesha khilaafka laga abuurayo waa ku dhaqankeeda
Kitaabka allah iyo Sunnada rasuulka scw in la qabsado laguna dhaqmo waxkale aan lagu qancin ayay mujaahidiintu doonayaan waxayna ku dareen in loo dagaalamo si loo helo. Dimuquraadiyaddaana lala dagaalamo waayo waa gaalnimo cad oo aan shaar xidhnayn.
Qodobada Dimuquraadiyadda aan ka sheegay waxay ku qoran yihiin si sareex ah Dasaatiirta ay qorteen Murtadiinta iyo Gaalada Caalamka waliba Soomaaliya Dastuurka loo qoray ka eega sido kale Maamulada kuwa sheegta dastuurkooda aad ayay ugu caddahay ugu noqda, Mullah Bradley wuxuu doonaya in uu na yiraa nimanka waxaas aaminsan qofkuu ku baxaa waa Khaariji waayo nimankaa Gaalada Caalamka ayaa raalli ka ah oo jecel in aan laga taaban waayo gaalnimadii ay doonayeen in ay gaalaysiiyaan Muslimiinta ayay wakiilo uga yihiin sidee Bradley na waa in uu raalli ka noqdaa ileen isu meel baa laga xukumaa. Sababtu waa iyagu Dimuquraadiyada kuwa u doodaya ayay xubno ku leeyihiin kuwa Kitaabka Dimuquraadiyadda Qora ayay xunbo ku leeyihiin Bradley na wuxuu u xilsaaran yahay in dagaalka Masjidka ka socda furintiisa hogaamiyo waayo waxaa dastuuradaa ku qoran maaha wax qof caalim ahi qarin karo waxaa ku filan oo fahmi kara qofka Qora Soomaaliga Aqrinkarana kaas ayaa haddii aqri layidhaa dhihi karaa waxaan diin shaqo kumalaha ee inaga daaya.
Sheikh Usaama Raximahullaah
Bradley ma doonayo in dadku gartaan in gaalada ku saf yahay markaa si arinkaa uga meeraysto waxaad arkaysaa isagoo leh Sh. Usaamah Raxamahullah waxaa cajiib hadalkaas in laga maqlo waayo Maraykankii Dilay ayuusan cagta ka saarin ama safiiradiisa la shiraa sir iyo soo jeed, sidoo kale ma aragtay waligaa qof mujaahidiinta caayay amiirkoodana leh waa nin fiican yacni haddii Mujaahidiinta aad ku tidhi waa Khawaarij maxaad u dhihi wayday Sh. Usaama waa Amiirka Khawaarijta taasi miyaysan ahayn in aad ka dhuumanayso shacabka oo aad ogaatay in Allah aqbalaad ugu dhex beeray Shacabka Muslimiinta Sheekh Usaama oo ay aad u jecel yihiin hooyo kastaana jeceshahay in wiilkeedu sida Sh. Usaama Gaalada uga aarsado.
Ku baa ku leh waa iska caamo diinta allah in la difaaco culumo iyo caamo waa siman tahay adiga sidaa leh ayaa fatwooday in Xisbi Dimuquraadi ah Samaystaan UWSLF sida Zanaawina u tartamaan Dastuurka Itoobiyana ku dhaqmaan aqbalaana, Cilmiga aad sheegato ma sidaa baa? Caammonimada Sh Usaamana waxay leedahay Kitaabka allah wax ka sokeeya yaa lagu qancin hana loo dhinto in Kitaabka la difaaco in ruux inaga mid ahi nool yahay haddii aan arinkaa kuwada dhimano allah baa naga raalli noqonayaa aduunyana awalba waan ka soconay laakiin Dimuquraadiya iyo Diinta gaalada maya. Haddii adiga lagu raaco waxaa imaanaysa hadhow in Kitaabka allah la gubo laguna sheego waa xoriyatul qawl waana asal ka mid dimuquraadiyada aad u fatwootay in ay ku biiraan UWSLF anigu ma fatwoon ma oran kartid waayo heshiiskii aasaaska u ahaa ayaad barakaysay Ibraahim Dheerena Xisbi Siyaasi ah ayaan noqonaynaa ayuu BBC da Masdarka kuu ah ka sheegay wixii intaa ka dambeeyayna bari kama aadan noqon bal qaarkiin amaan laga yaabay ayaad amaanteen Ibraahim dheera oo aad ku sheegteen in uu waxgaranayo Cilmi leeyahay, halka aad Mujaahidiinta ku tilmaanteen Juhalo Subxaanallaah Goorma in Dimuqraadiyad la qaato cilmi noqotay iyo waxgarasho? Goorma in Kitaabka allah loo dagaalamo oo gaalada la iska celiyo Dimuquraadiyada lala dagaalamo Jahli noqotay? Halkaana ku xir meel oo ogoow akhii fillah in Mullah Bradley noo wado Dimuquraadiyad iyo in gaalo is dhex shabaaxno, in Xabashidii, Kiinya iyo Gaalo oo dhan oo duullaan nagu soo qaaday uusan ka hadlin qaar ka mid ah Mullah Bradley yada ayaa ku andacoonayaa in aysan Kenya waxba ka qaban karin oo iyagu dacwada ku mashquulsan yihiin laakiin waxaa eegtaa dhinaca kale Mujaahidiinta miyuu wax ka qaban karaa muxuu u caayayaa, muxuu u raddiyaa, muu isaga aamuso ugu yaraan haddii uu yidhaa xaqqa ayaa sheegayaa Xaqqa miyaysan ku jirin in Kenya la yidhaa ku Jihaada haddii ay idin soo doonato ta labaad Mujaahidiinta Afka ayuu kala hadlaa wax kale kama qabto ee Kenyana Afka kala hadal dheh bes intaa ayaa lagaa doonayaa.
Muuqaalada. Shirkii Abubakar Masjid ay ku yeesheen Rennerberg iyo C.raxmaan waxaa lagu go'aamiyay in la helo qalab muuqaalka duuba oo Masaajidda Kenya, Xamar iyo Abubakar Center la dhigo waxaa cajiib in qalabkaa saamayntiisa la arko oo Jimce kasta muuqaal cusub oo farsamadasiisa lagu farayaraystay aad ku arkayso ugu horeyn youtube ka ugu dambayna bogaga ictisaamka, Wallaahi Allah diintiisa in ay kornoqonayso shakiga iigama jiro dad badan baa allah ku cizzeynayaa kuwana waa ku dulloobayaan waana bilowday dulligaas rag badan baana ku baxaya insha allah.
Sayid Maxamed Cabdille Xasan
Sayidka allah u naxariisto waxaan rabaa in aan idin xusuusiyo maanta ma jiraa ruux Soomaali ah oo aan maqal Sayidka warkiisa aniga waa ila yar yahay magaciisa allah baa raajiyay laakiin ogaada waxaa jiray Sayidka Wadaado ka soo horjeeday oo xabashida iyo Ingiriiska la deganaa oo Fataawi badan ka soo saaray qadiyadda uu u dagaalayay waxay lahaayeen waa Khaariji, Waa Gaal xitaa waa la fatwooday Sucuudiga Xitaa waxaa laga soo saaray Fatwo ah in uu Mahdigii sheegtay maadaama ay Magaciisa ahaa Muxammad Cabdullaahi Xasan,fatwadaas Sucuudiga laga soo saaray waxaa dabada ka riixayay Ingiriiska arinkiisa wuxuu u ekaa kan maanta Soomaali ka jira rag gaalada dhex degan ayaa Mujaahidiintii caayay isaga Dirirdhaba ayaa laga soo caayi jiray Wadaada Sucuudiga aya Fatwo ka soo saaray anaga sidoo kale Caa'id Alqarni iyo baqti la mid ah ayaa mujaahdiiinta caayaya waxaa cajiib in Salmaan Alcawda oo TV ka sheegay in Mujaahidiinta Soomaaliya ay Saambuuskii Xaaraan weeye dheheen tolow ma Mullah Bradley dhiggiisa ah ayaa u sheegay waa iska caddahay marka lagu yiraa Shabaab ayaa Saambuuska diiday in Afcaytama ninkiisa ayuu ku yaallaa waxaana ogaataan waxkasta oo dadaal gaaladu ku bixiso in Sayidka la sumacad dilo hadana maanta ninkastaa oo Soomaali ah oo gabayadiisa aqristaa wuxuu ogaanayaa in nin rag ahaa oo libaax waxaase cajiib Mullah Bradleyadii Sayidka ka soo horjeeday hal ka mid ah magaciisa lama hayo warkooda waxaa ugu dambaysay in ay gaalo ku hoos noolaayeen kuwa maantana insha allah sidaas ayaan u rajaynayaa haddii uusan allah qadarin in ay soo noqdaan gaalada ay barakaynayaan, Xumaanta ay ku kaalmaynayaa qabiilada iyo maamulada, Cayda Zawjaadka Mujaahidiinta, Barakanayta Dimuquraadiyadda, Dulimiga isu difaacayaan dhexdooda, Naceybka ay Muslimiinta ku dhex abuurayaan iyo Fataawaadka is khilaafsan ee lagu wareeray culumo iyo caamo qofkii arkaa afka gacanta saarayo labadii cisho muwfiq ka duwan kii hore aad ku arkayso.
Ikhwaanii Jzkumullaah
Akhuukum BILE BILAAL


