Nabadoon Fartaag “Danyuus-Baro Fisqiga ah Ay Ka Wadaan Muqdisho Waa Lagula Xisaabtamayaa” Dhageyso.
Waxgaradka Beelaha Hawiye ayaa si kulul uga hadlay fisqi ay magaalada Muqdisho ka wadaan kuwa dibadaha ka yimid iyo hay’adaha shisheeye kuwaasi oo isku dayaya in ay dhaqanka wadamada Reer Galbeedka ka dhaqan geliyaan caasimadda.
Nabadoon Maxamed Guuled Fartaan oo ah Afhayeenka golaha dhaqanka islaamiga Beelaha Hawiye oo wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa sheegay in wax U Eg Ihaano lagu haayo shacabka magaalada Muqdisho isagoo tusaale usoo qaatay in Muqdisho lagu arkay Qurba joog u Ol Oleynaya in Raggu is guursadaan!!.
Fartaag ayaa ayaa Qurba joog u bixiyay “Danyuus-Baro”,magacaas ayay qaar kamid ah Qurba joogta ku muteysteen dhaqan xumada ay ka wadaan magaalada.
dhaqanka Hawiye waxay kula dardaarmeen shacabka Muqdisho in ay iska qabtaan Danyuus-Baro.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Max'med Guuled MP3
ama ku dhagayso Flash Player
Nagasoo Booqo
SomaliMeMo24.com
SomaliMeMo.SO
SomaliMeMoNews.com

musa2
said:
|
... Odaygan beenta kama xishoodo .......teeda kale magaca dayuus-baro sanadkii hore ayaa laga bilaaway xamar . Wax cusub ma ahan. |
Wadaad Yare Muslim ah
said:
|
... waa runtiis nabadoonka ajar allaha kasiiyo,,,,,kkk danyuus-baro aniga maantaa iigu horreyso waa magac uqalma kuwaas khuwanada ah waxaan leeyahay alle ka baqan halkan waa somaali UK iyo USA ma ahan |
Wiil Muqdisho
said:
|
... kkkkk kuwaan danyuusiin waa dhaafeen waa burcad fusaqo ah,nabadoon guuleed waa ku mahadsanyahay |
Bondhere
said:
|
... danuyuusiin wayeeeeee dhalinyarada liido aadda waxaan uga digayaa in ay aadaan meeshaas fisqiga badan |
Yaxye
said:
|
... Asalamu calaykum, dhamaan walalaha muslimiinta ah runtii waa wax laga xumaado waana makri laga soo shaqeynayay mudo dheer lkn way ku fashilmidonaan inshalha, lkn webkan Somalimemo.com qorayaashooda waxan waydiin lahaa sida aad arintaan u so qorteen maxaad ugu soo qori ladihiin ama uga hadliladihiin raga laynaya culumada tusale ahan SH,C.qaadir oo mar dhaw lad dilay mase arintu waa jiifyaala banaan. |
ali
said:
|
... Aniga waxaan u aqaan Dayuus-bare maxaa yeelay dadka dayuusnimey baraan. waa in dadka laga qabtaa, |
cabdiwaaxid
said:
|
... Aniga waxaan kamid ahay somalida ku nool dalalka carabta waxaan layaabanahay dhaqan xumada laga sheegaayo xeebta liido walahii hadey toowbad keeniwaayaan dadka noocaas in aduunkana ciqaab aakhirana cadaab ey kala kulmidoonaan insha allaah |

