Dagaal ay Ciidanka Muslimiintu Hub Ku Furteen Oo Ka Dhacay Bardaale (Warbixin).
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo gobolka Bay ku dhaxmaray ciidamada muslimiinta iyo ciidamada Xabashida oo kaabaya maleeshiyaad Soomaali Dabadhilifyo ah.
Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta ay xalay saqdii dhexe weeraro culus ku qaadeen saldhigyada cadawga ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi.
Sarkaal katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa SomaliMeMo24.com u sheegay in ciidankoodu ay dagaalka ku dileen Sedax Askari ayna kasoo furteen hubkii ay wateen islamarkaana ay jiraan Meydad ay ciidanka shisheeye qaateen.
Ilo wareedyo kale oo aan ka helnay goobta dagaalka ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan DF-ka ee Xabashida la shaqeysa ay ku go’een dagaalkii xalay.
ciidanka guur guura ee Jabhadaha Muslimiinta ayaa la sheegay in ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Bardaale weli wax war ah kamasoo bixin saraakiisha ciidanka Xabashida Itoobiya mana laga sugayo in ay ka hadlaan khasaaraha dagaalkii xalay ka dhacay.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaaladda Bardaale ay degantahay waxaana degmada dib uga laabtay ciidankii muslimiinta ee xalay weerarka soo qaaday.
Nagasoo Booqo
SomaliMeMo24.com
SomaliMeMo.SO
SomaliMeMoNews.com

xasan
said:
|
... alx walahi holand ayan jogaa waana ii farxad warkaan in cidamada muslimiintu gulaystaan waxaana ku bararujinaya walalha u istagay towxiidka in aysan waxba muroogoon wayo rabbi baa lajira ha u adkaystaan waqtiga adag oo hasoo xasuustaan in nabigoodii lasilciyay aygana waxaa laga raba in ay u adkaystaan cadawga isiso bahaystay rabbi hal mar waa halaagi karaa galada iyo murtadiinta lkin rabbi wuxuu rabaa in uu imtixaamo mumininta tira badni waxba laydinkaga qadi mayo soo xasuusta dagalkii tabuuk oo muslimintu ahayeen 3000 romankuna ahaa 200000 alah ayaa idin lajira waligiina jabi maysan waligoodba galadu ha qabsato dhul lakin ku xisaabtama ciribta danbe wal caaqibatu lil mutaqiina walaa cudwaana ilaa cala dalimiin wabilahi towfiiq wana soo socona hadaa nahy kuwa yurub jogo inshalah |
cabdulahi
said:
|
... haaaaaaa waa runtaa xasan guushuna waxay racaysa muminita waxaan kaloo raba in aan kasheego halkaan kuwa dacayadaynaya mujahidiinta culumada ictisaam ogaada in dhalinyaradu jihaadka sii jeclato mahee in aysan galada hoos tagayn ama qayliya ama iska daya walahi markii mujahidiinta wx laga sheegaba waala sii jeclana oo qof walba wuxuu baraya ma waxaa saxan wadadka safaradaha galada dhex madhiya mise kan macarakada ku jira hadaba anigoo uhadlaya dhaliyara uk joogta anagu waxaa ku ganacsanahay wadada safka jihadka ku jira waana usheegnay ayago nala joga xata walahi ictisam wabilahi towfiiq nina rabbi buu haystaa nina galada calamka ayuu haystaa marka way cadahay ninka guushu ku danbayso wana soo socona inshalh |
xasan Haji
said:
|
... ilaahow guuley mujaahidiinta meel walbo oo ay joogaan AamiiiiiiiiiiN www.somaliMeMo.net adinkuna siiwada dadaalka iyo samirka |
xasan
said:
|
... ilaahow guuley mujaahidiinta meel walbo oo ay joogaan AamiiiiiiiiiiN www.somaliMeMo.net adinkuna siiwada dadaalka iyo samirka |
Abshir
said:
|
... Waa wax lagu farxo gushas ilahey aya kumahadsan mujahidinta waxan ushegayaa in gaalada isaso baheystay aay jabidona inshalah dulqaad iyo geysinima mujiya mar walbo |
Shugri
said:
|
... Asc alahu akbar walahi aad iyo aad bn ugu farax sanaha gusha mujahidinta uso hoyata wana wax lgu farxo mansha alah alaha ina xifdiyo meel walba o ad jogtan walalky xasan iyo dhalinyarada kudhaqan qurbahana dhamanti.n waxn idin leyaha wan ina sugayna |

