Maleeshiyada DF oo dhac ka wada Huriwaa iyo Yaaqshiid. Written by Maamul on 22 September 2012. Maleeshiyada DF ayaa Xaafadaha degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ka wada dhac hantiyadeed ee dadka
Dad xoolo dhaqato ahaa oo lagu dilay gobolka Mudug. Written by Maamul on 22 September 2012. Maleeshiyaad hubeysan oo ku sugan gobolka Mudug ayaa xalay dilay nin xoolo dhaqato ahaa, kuwo
DHAGEYSO: Sheekh Macalin Burhaan oo Khudbdda Jimcaha kaga hadlay difaacista Nabi Muxamed (SCW) Written by Maamul on 22 September 2012. Sheekh Macalin Burhaan ayaa Khudbadii Jimcaha ee maalintii shalay waxa uu kaga hadlay difaacista
DAAWO: Mu’assasada Warbaahinta Al-Kataa’ib oo soo saartay Filim Cusub oo ah qaybtii Labaad ee Filimkii (WAA CADOWE KA DIGTOONOOW) Written by Maamul on 22 September 2012. Mu’assasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo saartay Fili
Yaa leh Mas'uuliyadda Qaraxyii Shalay iyo Magacyada Saraakiil Dhimasho iyo Dhaawac noqotay (Warbixin). Written by Maamul on 21 September 2012. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii shalay ka dhacay agagaarka madaxtooyada Dowladda Federaalka
Dagaallo ka socda Ceelasha Biya Iyo qasaare ka dhashay Written by Maamul on 21 September 2012. Abaaro saaka saacaddu markay ku beegneyd 08:10 daqiiqo AM ayaa dagaal culus waxa uu ka bilowday deeganka
Qaraxyo ay ku Halaagsameen Saraakiil katirsan DF iyo Wariyaal oo Muqdisho ka dhacay. Written by Maamul on 20 September 2012. Qaraxyo xoogan ayaa galabta gilgilay magaalada Muqdisho saacado kadib markii madaafiic lagu garaacay
Sheikh C/Qaadir Mu'min oo si kulul uga hadlay Aflagaadadii ay gaaladu u geysteen Nabi Muxamed SWC (DHAGEYSO) Written by Maamul on 20 September 2012. Sheikh C/Qaadir Mu'min Yuusuf Xafidahullaah oo ka mid ah culimada ugu caansan dalka Soomaaliya haddana
Gurmadyo xoogan oo taabacsan Mujaahidiinta Soomaaliya una badan Mutadawaciin ah oo gaaray aagaga Jubooyinka (Warbixin). Written by Maamul on 20 September 2012. Mujaahidiin aad u fara badan una badan dad mutadawaciin Soomaali ah ayaa xi xoog leh ugusii qulqulaya
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo xalay weeraray Saldhig ay PS-tu ku leeyihiin Xaafada Carafaat. Written by Maamul on 20 September 2012. Ciidamo ka tirsan XSHM ayaa xalay saqdii dhexe waxay weerar xoogan ku qaadeen saldhig ay ciidamada
XOG: Turkiga oo ardayda Iskuulada Muqdisho u qeybiyey Kitaabo Qur’aan ah oo ay badaleen qaar kamid ah aayadaha Qur’aanka. Written by Maamul on 20 September 2012. Dowladda Turkiga oo qeyb ka ah dalalka dagaalada kula jira muslimiinta Soomaaliya ayaa waxay
Dad badan rayid ah oo laga raafay degmada Afgooye. Written by Maamul on 20 September 2012. Boqolaal dadweyne ah ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay laga raafay xaafadaha degmada Afgooye
Askari ka tirsan Dowladda Federaalka oo nin rayid ah ku dilay Baladweyne. Written by Maamul on 20 September 2012. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Wilaayada Islaamiga ee Hiiraan ayaa sheegaya
Isbaarooyin xad dhaaf ah oo ku soo batay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Written by Maamul on 20 September 2012. Wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ku soo batay labadii
Madaafiic xalay lagu garaacay degmooyinka Boondheere iyo Shibis. Written by Maamul on 20 September 2012. Xalay saqdii dhexe ayaa madaafiic lagu garaacay xaafadaha Degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee gobolka
Sheekh Fu’aad Max’med Oo Lahadlay Shacabka Kismaayo (Dhageyso). Written by Maamul on 19 September 2012. Mas'uul sare oo katirsan Hoggaanka XSHM ayaa ka hadlay gulufka dagaal ee ka socda wilaayada Jubbooyinka
Iskusoo Bax Galabta Kismaayo Ka Dhacay iyo Gurmadyo Ciidan oo Kusii Qulqulaya Jubbooyinka (Dhagayso). Written by Maamul on 19 September 2012. Iskusoo bax ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka
Gurmad fara badan oo ka baxay magaalada Kismaayo iyo wax garadka magaalada oo warbaahinta cadowga ku yiri caradiina la dhinta. (DHAGEYSO) Written by Maamul on 19 September 2012. Magaalada Kismaayo oo ah caasimadda sadaxaad ee Soomaaliya ayaa waxaa si isdaba joof ah uga baxaya
Ciidamada cadowga ah ee Kenya oo dib u gurasho bilaabay iyo gaadiid dagaal oo maanta laga gubay Written by Maamul on 19 September 2012. Sida laga warqabay maalmihii u dambeeyay waxaa dagaal culus uu ka socday deegaanada
Ciidankii ugu badnaa oo galabta lagu soo bandhigay Kismaayo iyo dadka oo isu soo baxay Written by Maamul on 19 September 2012. Galabta abaaro 04:00 saacaddu Markay ahayd ayaa magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay boqolaal
Gaadiid lagu gubay duleedka deegaanka Biibi ee Jubbada Hoose. Written by Maamul on 19 September 2012. Khasaara xoogan ayaa cadawga kasoo gaaray qarax weyn oo maanta duhurkii ka dhacay duleedka deegaanka
Dilalka iyo Qaraxyada oo joogto ka noqday Afgooye. Written by Maamul on 19 September 2012. Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo is xigxigay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay
Yaa leh ciribta danbe ee dagaaalada xilligaan ka holcaya caalmaka daafahiisa? (FAALLO) Wariye Muhallab.. Written by Maamul on 19 September 2012. Sida aan lawada socono waxaa caalamka meelo badan oo ka mid ah ka soconaya dagaal u dhaxeeya Muslimiinta
Ictisaamku ma Islaax bey ku Biireen? Mise Qabyaalad baa Jirta? See ku Garteen Bashiir Salaad iyo C/Raxmaan sh. Cumar in la Dooranayo Xasan sh. Maxamuud? DHAGYESO C/Raxman Sh Cumar oo hadlaya Written by Maamul on 19 September 2012. Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo naxariis Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato:- Bilo kama soo wareegin m