Dhageyso:Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah oo Ka Hadlay Duullaanka Mareykanka Ee Ciraaq.

Monday September 22, 2014 - 11:29:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.6/5 Stars) Total Votes: 14
  • 11 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah oo Ka Hadlay Duullaanka Mareykanka Ee Ciraaq.

    Dowladda islaamiga ah ayaa markii ugu horraysay ka hadashay duullaanka ay ku iclaamiyeen tobaneeyo katirsan wadamada reer galbeedka iyo xukuumado carbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda islaamiga ah ayaa markii ugu horraysay ka hadashay duullaanka ay ku iclaamiyeen tobaneeyo katirsan wadamada reer galbeedka iyo xukuumado carbeed.

Sheekh Max’med Al Cadnaani Afhayeenka dowladda Islaamiga ah oo kalimad maqal ah jeediyay ayaa ugu baaqay dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan kuwa ku nool wadamada reer galbeedka in ay beegsadaan Mareykanka Faransiiska iyo wadamada kale ee ku lugta leh duullaanka ka dhanka ah dowladda islaamiga ah.

Sidoo kale Al Cadnaani wuxuu soo hadal qaaday dagaalka ay kula jiraan maleeshiyaadka kurdiyiinta calmaaniyiinta ah ee qeybta ka ah isbahaysiga Mareykanka wuxuuna shacabka Kurdiyiinta ugu baaqay in ay gacmaha qabtaan wiilashooda.


Hoos ka dhageyso Kalimadda


Related Items