Itoobiya "Annaga Ayaa Axmad Madoobe Fariisinay Madaxtooyada Kismaayo" Dhageyso.

Tuesday September 23, 2014 - 11:37:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya "Annaga Ayaa Axmad Madoobe Fariisinay Madaxtooyada Kismaayo" Dhageyso.

    Mid kamid ah madaxda Itoobiya ee sida gaarka ah u qaabilsan burburinta Soomaaliya iyo qabsashadeeda oo khudbad ka jeediyay shirka ka socda magaalada Kismaayo ayaa si cad oo aan ka leex-leexasho lahayn u sheegay in iyagu ay Axmad Madoobe fariisiyeen m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah madaxda Itoobiya ee sida gaarka ah u qaabilsan burburinta Soomaaliya iyo qabsashadeeda oo khudbad ka jeediyay shirka ka socda magaalada Kismaayo ayaa si cad oo aan ka leex-leexasho lahayn u sheegay in iyagu ay Axmad Madoobe fariisiyeen madaxtooyada magaalada Kismaayo!!

Ninkan oo lagu magacaabo Shaul ayaa sheegay inuu kasoo qeyb galay aas-aaska maamuladii ugu horeeyay ee lagu billaabay kala qeybsanaanta sida kan Somaliland iyo Puntland, isagoo sheegay iney farxad u tahay in xilliganna uu xaadir ahaado magaalada Kismaayo oo uu ka jiro maamul ay iyagu sameysteen.

Halkan Ka Dhageyso Hadalka Dowladda Itoobiya

Arrintan ayaa sharaf darro iyo ceeb ku ah ummada Soomaaliyeed meel walboo ay joogto, waxaana si qiiro leh uga hadlay Dr. Xanafi Cabdi Sh/Aadan oo horey uga hadli jiray khatarta gumeysi ee uu xambaarsan yahay maamulka Kismaayo laga dhisay.



Halkan Ka Dhageyso Hadalka Dr Xaaanfi

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items