Haddaba maxaa u sabab ahaa inuu dhoco dagaalkan? Qaab ceenkee ah ayay u kala safnaayeen dowladihii dagaalamayay? Imisa milyan ayaa ku dhimatay dagaalkaas? 100 sano kadib dagaalkaas oo Faransiiska looga dabaal degay dhawaan, halkee buu caalamku u socdaa? maxaa is badalaya? Su’aalahaas iyo kuwa kalaba waxay ku jiraan wareysi ay idaacadda islaamiga Al-furqaan la yeelatay Suldaan Maxamad Gar Yare oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed.
Halkan Ka Degso Wareysiga Suldaan Maxamad Gar Yare MP3
Suldaan Gar Yare "100 Sano Kadib Dagaalkii 1-aad Ee Yurubta Dhex Maray Isbadal Ayaa Ka Muuqda Caalamka" [Dhageyso].
Aqoonyahan Suldaan Maxamad Gar Yare ayaa is dul taag ku sameeyay dagaalkii 1-aad ee Yurubta dhex maray balse ay ugu magac dareen dagaalkii 1-aad ee dunida.