Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Afgooye oo Qarax Lagu Beegsaday.

Thursday September 25, 2014 - 10:02:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Afgooye oo Qarax Lagu Beegsaday.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ka dhacay degmada Afgooye oo lala bartilmaameedsaday mas'uul katirsan maamulka degmadaasi ee DF-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ka dhacay degmada Afgooye oo lala bartilmaameedsaday mas'uul katirsan maamulka degmadaasi ee DF-ka.

Wararka Afgooye ka imaanaya ayaa xaqiijinaya in guddoomiye ku xigeenkii degmada uu dhaawac halis ah gaaray kadib markii Bambaano gacanta laga tuuray lala helay.

Ilo wareeydo ayaa sheegaya in askari waardiye u ahaa sarkaalka dhaawacmay uu ku dhintay qaraxa,dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxa kadib ay ciidamo farabadan oo DF-ka katirsan ay baaritaanno ka sameeyeen xaafadaha Afgooye.

Related Items