Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi.
Wuxuu sheegay in howlgalkan loogu magac daray Labeyka Yaa Qudus wuxuuna
aargoosi u ahaa tallaabadii Donald Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday
caasimadda Yahuudda.
Al Shabaab waxay sheegtay in weerarkii Riverside ay fulisay Katiibada Saalax Nabhaan oo kamid ahaa hoggaamiyaasha muhaajiriinta ah ee ku shahiiday halganka jihaadiga ah ee Soomaaliya ka socda.
Sheekh Cali Dheere: Weerarkii Nairobi wuxuu Jawaab u ahaa Tallaabadii uu Trump Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda [Dhageyso]
Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi.