Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan ah Mareykanka iyo Wadamada Khaliijka oo Suuriya Ka Dhacay.

Saturday September 27, 2014 - 22:00:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 10
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan ah Mareykanka iyo Wadamada Khaliijka oo Suuriya Ka Dhacay.

    Malaayiin qof oo katirsan shacabka muslimiinta Suuriya ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah dowladaha reer galbeedka iyo kuwa carabta ee dullaanka gardarada ah ku qaaday Shaam iyo Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malaayiin qof oo katirsan shacabka muslimiinta Suuriya ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah dowladaha reer galbeedka iyo kuwa carabta ee dullaanka gardarada ah ku qaaday Shaam iyo Ciraaq.
Shacabka iskusoo baxyada dhigayay ayaa watay boorar ay ku qoranyihiin erayo ka dhan ah Mareykanka,Sacuudiga imaaraadka carabta iyo dhammaan dowladaha ku lugta leh duqeymaha suuriya iyo Ciraaq ka socda.

Magaalooyin katirsan gobollada Idlib iyo Ximis oo mujaahidiinta Jabhadda Al-Nusrah ay gacanta ku hayaan ayay dibad baxayo ballaaran ka dhaceen.

Sidoo kale magaalooyin dhaca gobollada Raqqa,Xalab iyo Deeruzuur ayay kumanaan shacab ah isugusoo baxeen dhammaantoodna waxay kasoo horjeedeen duullaanka cusub ee lagu qaaday wadamadooda.

Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink

Embedded image permalink

Related Items