Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, Cabdullaahi Dacwo ama Bilaal wuxuu ka mid ahaa dagaalyannadii fuliyay weerarkii lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood oo uu ku jiray waziir ku xigeenkii wazaarada shaqada iyo shaqaalaha.
Bilaal waa Muhaajir 29 sano jir ah kasoo jeeda dhulka Muslimiinta ee N.F.D ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya wuxuuna ka dhashay Beesha Ogaadeen gaar ahaan Jufada reer Cabdalla.
Dagaalyahankan ayaa wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ka hor inta uusan dhaqaaqin wuxuu ka tagay farriimo dhaxalgal ah oo ku wajahan dadka Muslimiinta Soomaalida ee ku nool Kenya.
Dagaalyahan Ka Soo Jeeda N.F.D Oo Farriimo Dhaxalgal Ah U Diray Culimada iyo Dadka Muslimiinta Ee ku Nool Kenya [DHAGEYSO].
Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, Cabdullaahi Dacwo ama Bilaal wuxuu ka mid ahaa dagaalyannadii fuliyay weerarkii lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood oo uu ku jiray waz