Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Ciiddul Fidriga.

Tuesday June 04, 2019 - 19:14:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Ciiddul Fidriga.

    Degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa ka mid ah magaalooyinka caanka ku ah isku soo baxa ciidaha, waxana lagu yaqaanaa in bulsho badan ay isugu soo baxaan fagaaraha salaadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa ka mid ah magaalooyinka caanka ku ah isku soo baxa ciidaha, waxana lagu yaqaanaa in bulsho badan ay isugu soo baxaan fagaaraha salaadda.


Saaka waxa salaaddii Ciidul fidrida lagu tukaday fagaaraha macallin Aadan Xaashi Cayrow, waxana kasoo qayb galay dadwayne aad u badan oo rag iyo haweenba leh, waxana adkaatay isku socdka jidadka markii ay dadwaynuhu kasoo baxeen salaaadda.

Halkan ka hoose ka daawo sawirrada


































Related Items