Sawirro: Ciidamo ka goostay Dowladda oo magaalada Ceelbuur lagusoo bandhigay.

Saturday July 20, 2019 - 10:21:38 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ciidamo ka goostay Dowladda oo magaalada Ceelbuur lagusoo bandhigay.

    Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo bandhigay ciidamo hor leh oo ka goostay maamulka isku magacaabay Hirshabelle ee kajira gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo bandhigay ciidamo hor leh oo ka goostay maamulka isku magacaabay Hirshabelle ee kajira gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.



Afar askari oo kasoo goostay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa lagusoo bandhigay xarunta maxakamadda Islaamiga degmada degmada Ceelbuur, ciidamadan baxsadka ah ayaa wata hubkii ay uga babar dagaallamayeen ciidamada Xabashida Itoobya.


Qaar kamid ah ciidamada isku dhiibay Al Shabaab oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dhibaatooyin ay lakulmeen sanadadii ay ciidamada Itoobiya ku wehlinayeen duullaanka gumeysi ee ah kusoo qaadeen gobollada Galguduud iyo Hiiraan.



Hoos ka daawo sawirrada ciidamada iska dhiibay Ceelbuur.




Related Items