Sawirro: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer Sare ah looga Ciiday Munaasabadda Ciidul Adxaa.
Magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyadoona bulshada ku dhaqan magaalada ay fagaara weyn ku dukadeen Salaada Ciidul Adxaa.

Guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Hiiraan ee gacanta ay ku hayaan Shabaabul Mujaahidiin ayaa si weyn looga wada ciiday,waxeyna dadka Muslimiinta isugu hambalyeynayaan munaasabada Ciidul Adxaa.