Video+Sawirro: Alkataa'ib oo Filim Cajiib ah kusoo bandhigtay Weeraradii Hoteellada Dayax iyo Peace ee Muqdisho.

Thursday August 22, 2019 - 20:15:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • Visits: 12549
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Alkataa'ib oo Filim Cajiib ah kusoo bandhigtay Weeraradii Hoteellada Dayax iyo Peace ee Muqdisho.

    Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay filim xiiso badan oo lagusoo bandhigayo weeraradii ay ciidankoodu ku qaadeen Hotelada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay filim xiiso badan oo lagusoo bandhigayo weeraradii ay ciidankoodu ku qaadeen Hotelada Muqdisho.


Filimkan ayaa ah qeybtii 3aad ee silsilada la yiraahdo (فقاتلوا أئمة الكفر)  xalqadiisa 2-aad waxaana lagusoo bandhigayaa duullaanadii iyo howlgalladii gaarka ahaa ee lagu beegsaday Hotellada waaweyn ee magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa hooyga iyo xafiisyada u ah madaxda DFS.

Muuqaalkan oo ah mid la daawan karo ku dhawaad muddo 51 daqiiqo ah ayaa lagusoo bandhigayaa xeyn Hotello ah oo ay beegsadeen Al-Shabaab iyo muuqaalka raggii Istish-haadiyiinta ahaa ee fuliyay weeraradaas.


Weerarada ugu waaweyn ee Filimka lagusoo bandhigayo waxaa kamid ah weeraradii lagu qaaday Hoteellada Dayax iyo Peace ee magaalada Muqdisho kuwaas oo kuyaal gooba xasaasi ah oo ammaankooda si aad ah loo ilaaliyo.

Related Items