Loollanka ugu daran wuxuu ka jiraa Marin Biyoodka caalamiga ah ee lagu magacaabo Hormuz oo ah marinta ay isaga kala gooshaan inta badan Maraakiibta ganacsiga gaar ahaan kuwa shidaalka.
Hadaba Warbixintan Vide-ga lagu laray waxaan ogaan doonaa awoodda uu leeyahay ciidanka ilaalada kacaanka iiraan iyo taariikhdiisa oo kooban. Halkan ka degso Warbixinta ama Hoos ka Daawo
Video+Warbixin: Awood intee la eg ayay ciidamada Dowladda Shiicada Iiraan u leeyihiin in ay wajahaan Mareykanka.?
Bilahaan dambe waxaa cirka iskusii shareerayay loollanka u dhaxeeya Mareykanka iyo xulufadiisa Carabta oo isku dhinac ah iyo dowladda Shiicada Iiraan oo dhinac ah.