Yuusuf Kaba Kutukade: Al Shabaab Waa gobanimo doon [Kalimad Xasaasi ah].

Thursday September 12, 2019 - 10:30:08 in Wararka by
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Kaba Kutukade: Al Shabaab Waa gobanimo doon [Kalimad Xasaasi ah].

    Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kudukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad qiima badan ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay Odayaashii soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee ka Towbadkeenay xumaantii ay ku dhaceen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kudukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad qiima badan ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay Odayaashii soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee ka Towbadkeenay xumaantii ay ku dhaceen.

Yuusuf  Kaba Kutukade ayaa Odayaashii uu kula hadlayay magaalada Xarardheere si qota dheer wax ufahamsiiyay isagoo si dhab ah uga hadlay loollanka ka jira dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Shabaabul Mujaahidiin ay yihiin kuwa udagaallamaya sidii ay gobanimo ugu noolaan lahaayeen shacabka Soomaaliyeed gummeystahana dalka looga saari lahaa "Al Shabaab waa gobanimo doon waxay doonayaan in diinku sare maro" ayuu yiri Sheekh Yuusuf Ciise.

Halkan ka degso Kalimadda Waaliga  oo dhameystiran MP3 ama hoos ka dhageyso



Related Items