Gaari xamuul ah oo ciidamada AMISOM looga gubay duleedka degmada Qoryooleey.

Tuesday September 17, 2019 - 09:51:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari xamuul ah oo ciidamada AMISOM looga gubay duleedka degmada Qoryooleey.

    Xoogag hubeysan ayaa markale weerar ka fuliyay gudaha magaalada Muqdisho xilli ay sii kordhayaan weerarada lagu beegsanayo askarta iyo saraakiisha dowladda ee ka dhacaya degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag hubeysan ayaa markale weerar ka fuliyay gudaha magaalada Muqdisho xilli ay sii kordhayaan weerarada lagu beegsanayo askarta iyo saraakiisha dowladda ee ka dhacaya degmooyinka gobolka Banaadir.


Xalay fiidkii ayaa weerar loo adeegsaday Bambaanooyin lagu qaaday guri ay degmada Dharkeynleey uga sugnaayeen ciidamada ilaalada u ah Xildhibaan Yuusuf Kabaalle oo katirsan baarlamaanka dowladda.

Dhinaca kale khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo shalay ciidamada shisheeyaha Uganda lagula beegsaday duleedka degmada Qoryooleey ee Sh/hoose.


Wararka ka imaanaya duleedka Qoryooleey ayaa sheegaya in gaari xamuul ah oo saad usiday ciidamada AMISOM uu qarax miino haleelay kadibna uu rogmaday isagoo gubanaya, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda dhammaan weeraradii ka dhacay Muqdisho iyo Sh/Hoose.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items