Maxay Al Shabaab kala kulmeen Ergadii soo doortay Xildhibaan Saalim Caliyoow Ibroow? [Wareysi Xasaasi ah].

Wednesday September 18, 2019 - 08:57:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Al Shabaab kala kulmeen Ergadii soo doortay Xildhibaan Saalim Caliyoow Ibroow? [Wareysi Xasaasi ah].

    Boqolaal katirsan Ergadii soo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagoo towbad keenayaal ah gaaray wilaayaatka islaamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal katirsan Ergadii soo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagoo towbad keenayaal ah gaaray wilaayaatka islaamiga ah.


Lix kamid ah Ergadii xildhibaannada soo xulay oo dumar ah ayaa ka sheekeeyay qaabkii loogusoo dhoweeyay dhulalka ay kajiraan maamullada islaamiga ah iyo sida Al Shabaab ay ula dhaqantay.

Khadiijo Siidoow Busto iyo Kuuseey Eenoow Cusmaanoow waxay magaalada Baydhabo kusoo doorteen Xildhibaan Saalim Caliyoow Ibroow oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Federaalka, wareysiyo xiisa badan ayay Idaacadda Alfurqaan dumarkan Ergada ahaa kula yeelatay Sh/hoose.


Halkan ka degso Wareysiga ama hoos ka dhageyso



Related Items