Waa Sidee Sicirka Cuntada daruuriga ah iyo sarifka lacagaha qalaad ee Soomaaliya? [Dhageyso].

Wednesday September 18, 2019 - 19:34:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Sidee Sicirka Cuntada daruuriga ah iyo sarifka lacagaha qalaad ee Soomaaliya? [Dhageyso].

    Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.


Xubinta Sicirka Suuqa ayaa kuu suurta gelinaysa in aad si fudud u ogaatid heerka uu marayo dhaqaalaha dalka, sidoo kale waxaa xubinta lagu ogaan karaa qiimaha lagu kala iibsado raashinka dibadda lagasoo dhoofiyo iyo dalagyada maxalliga ah ee kasoo go'a beeraha dalka Soomaaliya.

Halkan ka degso ama hoos ka dhageyso

Related Items