Sidaan ayay duqeyntii Xuuthiyiinta u burburisay Keydadka Shidaalka dowladda Sacuudiga [Sawirro].

Saturday September 21, 2019 - 20:32:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidaan ayay duqeyntii Xuuthiyiinta u burburisay Keydadka Shidaalka dowladda Sacuudiga [Sawirro].

    Dowladda Sacuudiga ayaa wali la dhutinaysa khasaarihii dhanka maaliyadda ee kasoo gaaray weerarkii aadka u xooganaa ee isbuuc lasoo dhaafay lagu beegsaday laba kamid ah Keydadkeeda shidaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Sacuudiga ayaa wali la dhutinaysa khasaarihii dhanka maaliyadda ee kasoo gaaray weerarkii aadka u xooganaa ee isbuuc lasoo dhaafay lagu beegsaday laba kamid ah Keydadkeeda shidaalka.

Shirkadda ARAMCO ee Sacuudiga ayaa markii ugu horraysay si faah faahsan uga hadashay baabi'ii gaaray sabtigii hore,shirkadda shidaalka Sacuudiga waxay sheegtay in duqeyntu ay socotay qadar 17 daqiiqo oo xiriir ah islamarkaana ay geysteen 18 diyaaradood iyo sawaariikh casri ah nuuca Kuruuzka loo yaqaan.

Warbaahinta ayaa loo ogolaaday in ay gudaha ugasho goobaha labeegsaday waxaana ka muuqanayay burbur aan laqiyaasi karin oo ka weyn midkii ay saraakiisha sacuudiga horay usheegayeen.


kala bar shidaalkii ay sacuudiga carabiya dibadda udhoofin jirtay ayaa hakad ku jira waxayna sacuudigu maalin walba khasaarayaan lacag boqolaal milyan oo dollar ah.






Related Items