isbar bardhig : Yaa Awood badan Melleteri ahaan Sacuudiga iyo Iran Haddii uu dagaal dhaxmaro [Video+Warbixin].

Monday September 23, 2019 - 20:27:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    isbar bardhig : Yaa Awood badan Melleteri ahaan Sacuudiga iyo Iran Haddii uu dagaal dhaxmaro [Video+Warbixin].

    Duqeyntii ay dhowaan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ugeysteen Keydadka shidaalka dowladda Sacuudiga ayaa saameyn xun ku reebtay qiimaha shidaalka caalami ahaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqeyntii ay dhowaan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ugeysteen Keydadka shidaalka dowladda Sacuudiga ayaa saameyn xun ku reebtay qiimaha shidaalka caalami ahaan.

Waxaa laga cabsi qabaa in wax u eg dagaalkii 3aad uu ka qarxo mandiqadda loo bixiyay Bariga dhexe, dowladaha Iiraan iyo Sacuudiga ayaa qarka usaaran in ay dhaxdooda dagaallamaan. Labadan dowladood waxaa lakala safan quwadaha dunida sida Mareykanka,Ruushka iyo shiinaha.

haddaba waa sidee awoodda dowladaha Sacuudiga iyo Iiraan haddii uu dagaal ka dhax qarxo warbixintan soo socota ayaad arrimahaas oo dhan uga bogan kartaan.

Halkan ka degso Warbixinta MP3 ama hoos ka Daawo iyadoo Video ah.



Related Items