Video+Warbixin: Maxay Awoodaha Adduunka ciidamadooda ugu daad guraynayaan badda Mediterranean-ka?

Saturday September 28, 2019 - 19:36:54 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Maxay Awoodaha Adduunka ciidamadooda ugu daad guraynayaan badda Mediterranean-ka?

    Loollanka ku saabsan gacan ku heynta marin biyoodyada ayaa caalamka kusii xoogeysanaya, dowladaha ugu tunka weyn caalamka ayaa xusul duub ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen halbowlayaasha ganacsiga adduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Loollanka ku saabsan gacan ku heynta marin biyoodyada ayaa caalamka kusii xoogeysanaya, dowladaha ugu tunka weyn caalamka ayaa xusul duub ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen halbowlayaasha ganacsiga adduunka.


Badda Mediterranean-ka oo ay isaga kala gooshaan kala bar maraakiibta caalamka ayaa gunteeda laga helay Keydad shidaal iyo kuwa gaas taas oo keentay in dowlado badan ay ciidamo udiraan, Warbixintan soo socota ayaa diiradda saaraysa loolanka baddaasi ka jira.

halkan ka degso MP3 ama hoos ka Daawo

Related Items