Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahanii Fuliyay Weerarkii naf hurnimo ee lagu qaaday Xerada Ceel Saliini.
Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Wareysi laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku daah furay hujuumkii lagu qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee deegaanka Ceelsaliini.

Abshir Yuusuf Cali oo ku magac dheeraa Salaaxudiin kanasoo jeeda beesha Shanta Caleemood kuna dhashay degmada Wanlaweyn ayaa ahaa dagaalyahankii fuliyay weerarkii naf hurnimo ee lagu daah furay dagaalkii xooganaa ee Ceelsaliini wuxuuna weerarkaas sababay khasaara farabadan.