Korneel Soomaaliyeed Oo Muddo 28 Jeer Ah Ka Dagay Diyaarad Hawada Ku Jirta [Dhagayso Wareysi].

Sunday October 06, 2019 - 10:16:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Korneel Soomaaliyeed Oo Muddo 28 Jeer Ah Ka Dagay Diyaarad Hawada Ku Jirta [Dhagayso Wareysi].

    Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.



Wareysi dheer oo ay la yeelatay Idaacadda Alfurqaan wuxuu kaga sheekeeyay taariikh nololeedkiisa iyo maraaxishii ay soo mareen ciidankii uu kamidka ahaa.

Sheekadiisa waxaa ku jira qisooyin la yaab leh iyo aqoon dhanka taariikhda ciidanka ah isagoo dhanka kale isbarbardhig ku sameynaya askartii hore iyo kuwa dowladda Federaalka ee la shaqeeya cadowga Soomaaliyeed sida Kenya iyo Itoobiya.

Shariif Shaacib intii  uu kamid ah Kumaandooska Soomaaliya wuxuu muddo 28 jeer ah kasoo booday diyaarad hawada ku jirta dhulkana ka sarraysa in ku dhow 10KM.



Halkan ka degso Wareysiga Col Shariif Shaacib MP3 ama hoos ka dhageyso


Related Items