Aqoonyahannada Kenya Oo 9 Sano Kadib Duullaankooda Soomaaliya Ogaaday Maslaxadda Dalkooda!! (Dhageyso).

Monday October 07, 2019 - 20:36:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahannada Kenya Oo 9 Sano Kadib Duullaankooda Soomaaliya Ogaaday Maslaxadda Dalkooda!! (Dhageyso).

    Aqoonyahanada wadanka Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa kuwa falanqeynaya xaaladda adag ee uu dalkoodu wajahayo 9 sano kadib markii ciidankoodu bishan oo kale sannadkii 2011kii ay ku duuleen Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahanada wadanka Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa kuwa falanqeynaya xaaladda adag ee uu dalkoodu wajahayo 9 sano kadib markii ciidankoodu bishan oo kale sannadkii 2011kii ay ku duuleen Soomaaliya.



Tv-ga qaranka ayaa dhawaan baahiyay barnaamij ay ka qeyb qaateen khubarro dhanka siyaasadda ah kuwaasoo isku raacay iney dal ahaan halis ku jiraan haddaanan xilligan laga fakarin sidii askarta Kenya looga soo saari lahaa Soomaaliya.

Halkan Ka Degso Warbixinta Aqoonyahanada Kenya

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items