Mid kamida Odayaashii Xildhibaanada soo xulay oo siyaab leh uga sheekeeye wixii ku dhacay [dhageyso].

Tuesday October 08, 2019 - 11:12:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Mid kamida Odayaashii Xildhibaanada soo xulay oo siyaab leh uga sheekeeye wixii ku dhacay [dhageyso].

    Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee wax kasoo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa ka sheekeeyay cabsidii iyo walbahaarkii ay ku noolaayeen ka hor intii aan cafiska loo fidin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee wax kasoo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa ka sheekeeyay cabsidii iyo walbahaarkii ay ku noolaayeen ka hor intii aan cafiska loo fidin.

Nabadoon Sheekh Maxamed Cali Axmed oo kamid ah Odayaashaas oo ka hadlayay xaflad ka dhacday degmada Bu'aale ayaa ka sheekeeye sida wilaayaatka Islaamiga ah loogusoo dhoweeyay iyo dayacaaddii ay kala kulmeen xildhibaanaddii ay horay udoorteen.

Hoos ka dhageyso Kalimadda Nabadoon Max'med Cali Axmed


Related Items