Daawo Video: Madaxweynaha Mareykanka Oo ihaaneeyay dowladda Sacuudiga.

Sunday October 13, 2019 - 09:33:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Madaxweynaha Mareykanka Oo ihaaneeyay dowladda Sacuudiga.

    Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah ay udirayaan mandiqadda loo bixiyay bariga dhexe gaar ahaan dalka Sacuudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah ay udirayaan mandiqadda loo bixiyay bariga dhexe gaar ahaan dalka Sacuudiga.


Donald Trump ayaa sheegay in madaxda dowladda Sacuudiga ay ogolaadeen in lacago boqolaal milyan oo dollar ah ay bixiyaan si ciidamo amnigooda ilaaliya uu ugu diro.

Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa markale ihaanaystay Max'med Bin Salmaan dhagaxal sugaha maaamulka Aala Sacuud wuxuuna sheegay in tallaab walba oo Mareykanku uu qaadayo ay dowladda Sacuudiga lacago ku bixinayso.


Wasiirka difaaca dowladda Mareykanka ayaa maalintii Jimcaha sheegay in ciidamo gaaraya sedax kun oo askari ay udirayaan dalka Sacuudiga si ay uga hortagaan weeraro ay suurtagal tahay in ay Iiraan ku qaaddo Keydadka shidaalka wadankaasi.

Halkan degso Hadalka Trump ee uu ku ihaaneeyay Sacuudiga


Related Items