Dad Itoobiyaan ah oo ku dhintay Musiibo ka dhacday gobolka Konta.

Monday October 14, 2019 - 11:19:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Itoobiyaan ah oo ku dhintay Musiibo ka dhacday gobolka Konta.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dhul googo' ka dhacay mid kamida gobollada wadanka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dhul googo' ka dhacay mid kamida gobollada wadanka Itoobiya.


Wararka ka imaanaya gobolka Konta ee dhaca Koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 qof ay dhinteen tira kalane lala'yahay kadib markii uu dhul googo' baahsan uu ka dhacay gobolka.

Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Xabashida Itoobiya oo soo xiganaysa saraakiil maxalli ah ayaa sheegtay in dhulka dhoobada ah uu bilaabay burbur sababa laxiriira roobab mahiigaan ah oo da'ay.


Kumanaan kun oo qof ayaa sanad walba Itoobiya ugu dhintay musiibooyin rabbaani ah iyo dagaalka u dhaxeeya qowmiyadaha kala duwan ee wadankaas wada dega.

Like saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items