Video+Warbixin: Biya Xireenka Itoobiya oo la sheegay in uu Biya la'aan iyo Oon uhorseedayo Shacabka Masar.

Wednesday October 16, 2019 - 12:33:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Biya Xireenka Itoobiya oo la sheegay in uu Biya la'aan iyo Oon uhorseedayo Shacabka Masar.

    Madaxweynaha Masar Cabdi Fataax Alsiisi ayaa sheegay in biyaha badda ay ka dhigan doonaan biya nadiif ah oo cabidda iyo waraabka ku wanaagsan kadib markii Itoobiya ay wabiga Niil ka dhistay Biya xireen weyn oo saameyn doona dalalka Masar iyo Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Masar Cabdi Fataax Alsiisi ayaa sheegay in biyaha badda ay ka dhigan doonaan biya nadiif ah oo cabidda iyo waraabka ku wanaagsan kadib markii Itoobiya ay wabiga Niil ka dhistay Biya xireen weyn oo saameyn doona dalalka Masar iyo Itoobiya.

Alsiisi ayaa meesha ka saaray warbixinnada caddaynaya in Itoobiya ay leexisay biyaha wabiga waxaana fashil kusoo idlaaday dhaammaan wadahadalladii lagu doonayay in xal looga gaaro khilaafaadka ku aaddan dhismaha biya xireenka Al Nahda.

Halkan degso warbixinta ama hoos ka daawo


Related Items