Video: Nin kamid ah shacabka degmada Balcad oo iska diiday xil loo magacaabay

Thursday October 17, 2019 - 08:15:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Nin kamid ah shacabka degmada Balcad oo iska diiday xil loo magacaabay

    Maxamed Abshir Nuur oo kamid ah shacabka degmada Balcad ayaa iska diiday xil uu maalmo ka hor u magacaabay maamulka isku magacaabay Hirshabelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Abshir Nuur oo kamid ah shacabka degmada Balcad ayaa iska diiday xil uu maalmo ka hor u magacaabay maamulka isku magacaabay Hirshabelle.


Ninkan oo warbaahinta kula hadlay gurigiisa oo kuyaal Balcad ayaa sheegay in uusan ogolayn in uu xil ka qabto dowladda Federaalka iyo maamulka Hirshabelle.

Wareegto uu soo saaray maalintii Talaadada ayuu wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha maamulka waxaana liiska magacyada kamid ahaa Maxamed Abshir Nuur oo kamid ah shacabka degmada Balcad.

Halkan ka degso Video ama hoos ka daawo



Related Items