Dhageyso: Sidee Ganacsigaaga uga dhigi kartaa mid aad Jannada ku gasho?

Thursday October 17, 2019 - 08:42:38 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sidee Ganacsigaaga uga dhigi kartaa mid aad Jannada ku gasho?

    Siminaar islaami ah oo lagu qabtay gobolka Sh/Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa ganacsatada lagu baray sida ganacsiga looga dhigi lahaa mid Alle loogu dhowaado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siminaar islaami ah oo lagu qabtay gobolka Sh/Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa ganacsatada lagu baray sida ganacsiga looga dhigi lahaa mid Alle loogu dhowaado.

Culimaa'udiin iyo aqoonyahanno bartay dhaqaalaha Islaamiga ah ayaa ganacsatada sharraxaad waafi ah ka siiyay sida ganacsiga looga ilaaliyo fasaadka.
Ganacsadaha aaminka ah ee ka run sheego ganacsigiisa ayaa aakhiro rafiiq la noqonaya shuhadada,Anbiyada iyo sidiiqiinta sida ku cad Axaadiithta Nabiga SCW.

عَنِ الْحَسَنِ , عَنْ أَبِى سَعِيدٍ , عَنِ النَّبِىِّ صلى الله عليه وسلم قَالَ:التَّاجِرُ الصَّدُوقُ الأَمِينُ مَعَ النَّبِيِّينَ وَالصِّدِّيقِينَ وَالشُّهَدَاءِ.أخرجه يَعْلَى. و"الدارِمِي" 2539 قال : أخبرنا قَبيصة. والتِّرْمِذِيّ" 1209 السلسلة الصحيحة 9/240.

ولأبي داود عن أبي هريرة مرفوعا: "إن الله يقول: أنا ثالث الشريكين ما لم يَخُنْ أحدهما صاحبه، فإذا خانه خرجت من بينهما" أبو داود -كتاب البيوع- باب في الشركة .
قال صلى الله عليه وسلم : ( البيعان بالخيار ما لم يتفرقا فإن صدقا وبينا بورك لهما في بيعهما وإن كذبا وكتما محقت بركة بيعهما ) [رواه البخاري:2110، ومسلم:1532] .

Related Items