Dhageyso: Taliban oo soo saartay tirakoob ku saabsan Weeraradii ay fulisay bishii lasoo dhaafay.

Thursday October 17, 2019 - 20:17:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Taliban oo soo saartay tirakoob ku saabsan Weeraradii ay fulisay bishii lasoo dhaafay.

    Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo bandhigtay tirakoob cusub oo ku saabsan howlgallada Jihaadiga ah ee wadankaas ka dhacay bishii lasoo dhaafay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo bandhigtay tirakoob cusub oo ku saabsan howlgallada Jihaadiga ah ee wadankaas ka dhacay bishii lasoo dhaafay.

Tirakoobka oo ay soo saartay majallada Sumuud ayaa lagu sheegay in bishii lasoo dhaafay weeraro xoogaga Taliban ay ka fuliyeen 34-ta gobol ee wadanka Afghanistan lagu dilay ku dhowaad 2000 oo askari kuwaas oo isugu jira cadowga maxalliga ah iyo soo duulayaasha Ururka NATO.

Halkan ka dhageyso Warbixinta oo Afsoomaali ku tarjuman MP3

Related Items