Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Jarista Dhirta.

Friday October 18, 2019 - 14:06:40 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Jarista Dhirta.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.



Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta lagu falanqeeyay Dhibaatada ay leedahay dhirta oo si xad dhaaf ah loo jaro, taas oo ay dad badan ka sameeeyaan ganacsiga Dhuxusha, waxaana barnaamijka ka qeyb galay Odayaal katirsan waxgaradka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Diiradda Jimcaha 18-10-2019

Related Items