Gabay Cusub: Wadaad Xume waxaa tiriyay Abwaan Cumar Budul.

Sunday October 20, 2019 - 15:41:59 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Gabay Cusub: Wadaad Xume waxaa tiriyay Abwaan Cumar Budul.

    Abwaan Cumar Budul oo kamid ah Sugaanyahanlayda Soomaaliyeed ayaa mariyay gabay cusub oo uu uga hadlayo dabadhilifnimada wadaada xumayaasha la shaqeeya shisheeyaha dalka kusoo duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Cumar Budul oo kamid ah Sugaanyahanlayda Soomaaliyeed ayaa mariyay gabay cusub oo uu uga hadlayo dabadhilifnimada wadaada xumayaasha la shaqeeya shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Gabaygan oo ah mid qiima badan ayaa si kooban shacabka Soomaaliyeed ugu baraarujinaya kuwa magaca diinta ku qaraabta ee gummeystaha sharciyadda beenta ah siiya.

Halkan ka degso Gabayga MP3 ama hoos ka dhageyso


Related Items