TRUMP: Taliban Waxay Dagaalka U Jeceshahay Sidaan U Jecelnahay Daawashada Kubada Cagta [VIDEO+WARBIXIN].

Sunday October 20, 2019 - 20:44:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TRUMP: Taliban Waxay Dagaalka U Jeceshahay Sidaan U Jecelnahay Daawashada Kubada Cagta [VIDEO+WARBIXIN].

    Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa walaac ballaaran ka muujiyay awoodda ay dagaalyahanada Xarakada Islaamiga Taliban ay ku leeyihiin gudaha Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa walaac ballaaran ka muujiyay awoodda ay dagaalyahanada Xarakada Islaamiga Taliban ay ku leeyihiin gudaha Afghanistan.

Donald Trump oo khudbad jeedinayay ayaa saraakiishiisa u sheegay in Taliban ay aad udhiiranyihiin ayna ku raaxaystaan dagaallada, isagoo hadlayay ayuu sheegay in Mujaahidiinta Taliban ay dagaallada u jecelyihiin sida ay Amerikaanku ujecelyihiin daawashada Kubadda Cagta.

Halkan ka degso Warbixinta MP3  ama hoos ka Daawo


Related Items