Arrin layaab leh Oo ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo ku dhaqan dhulka Soomaaligalbeed [dhageyso].

Monday October 28, 2019 - 10:12:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arrin layaab leh Oo ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo ku dhaqan dhulka Soomaaligalbeed [dhageyso].

    Gabadhan oo 10 sano jir ah ayaa dhawaan waxaa laga keenaya gobolka Shabeelle ee dhulka Soomaali-galbeed, waxayna hadda ku sugantahay magaalada Godey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadhan oo 10 sano jir ah ayaa dhawaan waxaa laga keenaya gobolka Shabeelle ee dhulka Soomaali-galbeed, waxayna hadda ku sugantahay magaalada Godey.



Arinta la yaabka leh ee heysata waxay tahay in mar weliba isheeda laga soo saaro dhegax, aan la ogeyn xilliga uu galay.

Way ooysaa, isha ayayna qabsataa, waxyar kadibna sidii ayay kusoo laabataa, mar welibana dhegax ayaa laga saaraa, waxaana dadka ay ku tilmaameen arin mucjiso ah.

Sida ay sheegeyso haweeney habaryar u ah gabadha, mararka ugu badan ee arimahan qabtaan waa marka ay suuliga galeyso, waxaana dhici karta iney yihiin shayaadiin iyo Jin, iyadoona ay haboontahay in marka suuliga la galayo la akhriyo adkaarta soo aroortey.



Halkan ka dhagyaso Warbixin Gabar Dhibane ah oo ku nool magaalada Godey

Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telgramka
https://t.me/memomedia

Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Related Items