Wariyaal katirsan Idaacadda Alfurqaan oo Booqday Wabiga Jubba [Video+Wareysi].

Wednesday October 30, 2019 - 13:18:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariyaal katirsan Idaacadda Alfurqaan oo Booqday Wabiga Jubba [Video+Wareysi].

    Xilli Roobaadka Dayrta ayaa sanadkaan Barwaaqo iyo kheyr u ah inta badan dadka ku dhaqan gobollada dalka Soomaaliya inkastoo meelaha qaar ay roobabku geysteen dhibaatooyin daran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli Roobaadka Dayrta ayaa sanadkaan Barwaaqo iyo kheyr u ah inta badan dadka ku dhaqan gobollada dalka Soomaaliya inkastoo meelaha qaar ay roobabku geysteen dhibaatooyin daran.

Wariyaal katirsan Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa booqasho ku tagay wabiga Jubba oo ah wabiga ugu biyaha badan dalka Soomaaliya islamarkaana laga cabsi qabo in uu geysto fatahaad saameyn ku yeelata dadka iyo duunyada.

Halkan degso Wareysiyo ama hoos ka Daawo


Related Items