Olole Dadka Dadka lagu Carabiyaynayo oo looga dhawaqaay Jubbooyinka [Dhageyso].

Friday November 01, 2019 - 07:25:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Olole Dadka Dadka lagu Carabiyaynayo oo looga dhawaqaay Jubbooyinka [Dhageyso].

    Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa sheegtay in degmooyinka iyo deegaannada laga bilaabay olole lagu carabiyaynayo dadka si ay ubartaan Luqadda Carabiga oo muhiim u ah barashada diinta islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa sheegtay in degmooyinka iyo deegaannada laga bilaabay olole lagu carabiyaynayo dadka si ay ubartaan Luqadda Carabiga oo muhiim u ah barashada diinta islaamka.


Sheekh Max'med Abuu Cabdalla oo ah waaliga Jubbooyinka oo ka qeyb gelayay munaasabad lagu furiyay mashruuca dadka luqadda carabiga lagu barayo ayaa bogaadiyay tallaabadan.

Magaalooyinka iyo deegaannada wilaayada Islaamiga ayaa boorarka lagu dhejiyo dukaamadaha ganacsiga iyo iskuullada waxaa lagu qoray luqadda Carabiga taas oo qeyb ka ah dhiiri gelinta barashada Luqadda Carabiga.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Abuu Cabdalla ama hoos ka dhageyso



Related Items