Taliyihii Booliska Maamulka 'Somaliland' oo geeriyooday.

Saturday November 02, 2019 - 09:02:12 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Booliska Maamulka 'Somaliland' oo geeriyooday.

    Wararkaka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in si lama filaan ah uu ugeeriyooday taliyihii ugu sarreeyay ciidamada booliska maamulka isku magacaabay "Somaliland".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkaka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in si lama filaan ah uu ugeeriyooday taliyihii ugu sarreeyay ciidamada booliska maamulka isku magacaabay "Somaliland".

Isbitaalka International waxaa ku dhintay Gaashaanlle Cabdullahi Fadal Iiman oo caan ka ahaa gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya, wararku waxay sheegayaan in taliyaha dhintay uu kusoo booday cudur aan lagaran kadibna uu dhintay.

Illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin maamulka 'Somaliland' oo ku saabsan dhimashada taliyihii ciidamada Booliska.

Geerida Gaashaanlle Cabdilahi Fadal Iiman ayaa imaanaysa xilli isbuucii lasoo dhaafay weerar hubaysan lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Boorama ee gobolka Awdal.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items