Video+Warbixin: 102 sano Ka hor sidee Yahuuddu ku qabsatay dhulalka Falasdiin?.

Saturday November 02, 2019 - 16:07:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: 102 sano Ka hor sidee Yahuuddu ku qabsatay dhulalka Falasdiin?.

    Dowladda Ingiriiska iyo maamulka Yahuudda ayaa udabaal degay 102 sana guuradii kasoo wareegtay markii uu dhacay shirqoolkii Baalfoor ee Yahuudda lagu siiyay dhulalka fiasldiin ee mandiqadda Shaam.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Ingiriiska iyo maamulka Yahuudda ayaa udabaal degay 102 sana guuradii kasoo wareegtay markii uu dhacay shirqoolkii Baalfoor ee Yahuudda lagu siiyay dhulalka fiasldiin ee mandiqadda Shaam.



Hadda oo qorshahaas dhagarta ah laga joogo iyo laba sano ayay dowladda ingiriiska ku adkeysanaysaa in ay ku saxneed tallaabadii ay dhulalka Filasdiin ugu gacan gelisay Yahuudda.

Shir jaraa'id oo shalay oo jimca aheyd ay ku qabtay magaalada New York haweenayda dowladda Ingiriiska uqaabilsan Q.Midoobay ayay si aad ah ugu difaacday dhiibistii Filasdiin.

Waxay sheegtay in ay ku faanayaan aas-aasidda dowlad israa'iil leedahay sida ay hadalka u dhigtay mana qarsan cadaawadda ay uqabto islaamka iyo muslimiinta.

Halkan ka degso Warbixin ku saabsan qaabkii Yahuudda lagu dajiyay dhulka Falasdiin ama hoos Ka daawo



Related Items