Askari Darawal Moota Bajaaj ku dilay degmada Cabdi Casiis.

Saturday November 09, 2019 - 11:06:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Darawal Moota Bajaaj ku dilay degmada Cabdi Casiis.

    Askarta Dowladda Federaalka ayaa si bareer ah magaaladan Muqdisho ugu diay qof shacab ah oo ka mid ah bulshada ku dhaqan Caasimadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askarta Dowladda Federaalka ayaa si bareer ah magaaladan Muqdisho ugu diay qof shacab ah oo ka mid ah bulshada ku dhaqan Caasimadda.



Askari ka tirsan Maleeshiyaadka Dowladda  Farmaajo ayaa si ula kac ah rasaas oodad uga qaaday Ismaaciil Muxamed Saciid oo wade ka ahaa moota Bajaaj, Wuxuuna  dilkan ka dhacay agagaarka Xeebta Liido ee degmada Cabdi Casiis.

Askariga ayaa markii hore darawalka ladilay weydiistay Lacag baad ah balse markii Ismaaciil uu iska diiday lacagta   ayuu si bareer ah u dilay isagoo ku dhuftay dhowr xabadood.

Maleeshiyadka dowladda Federaalka ayaa sare uqaaday tacadiyada ay ugeysanayaan dadka shacabka ah gaar ahaan darallwada kaxeeya gaadiidka Moota Bajaajts oo si aad ah looga isticmaalo magaalooyinka waaweyn.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items