Video: Telefeshinka Al Jazeera Oo Faafiyay Warbixin Marqaatiyaal wadata oo banaanka soo dhigaysa Xasuuqa diyaaradaha Mareykanka ee Soomaaliya.
Warbixin cusub oo laga diyaariyay duqeymaha wuxuushnimo ee Mareykanku uu ku hayo shacabka Soomaaliyeed ayaa muujinaysa gabood fallada ay geysanayaan diyaaradaha Drone-ka dowladda Mareykanka.

Telefeshinka Al Jazeera qeybtiisa English-ka ayaa warbixin wadata markaatiyaal ka diyaariyay duqeymaha laayaanka ah ee ciidamada AFRICOM ay ka wadaan gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Warbixintan waxaa lagu wareysanayaa dadka ka badbaaday duqeymaha iyo kuwa ehelladoodu ku dhinteen walina ah dhibanayaal, sidoo kale wariyaha Al Jazeera ayaa xog xasaasi ah ka qaadi mas'uul katirsan hay'adda Amnesty International oo ukuur galay duqeymaha ka socda Sh/hoose.