Video+Warbixin: Muslimiinta Hindiya oo diiday in Masjidka Babari lagu bedelo Macbad.

Wednesday November 13, 2019 - 14:21:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Muslimiinta Hindiya oo diiday in Masjidka Babari lagu bedelo Macbad.

    Muslimiinta Hindia ayaa si adag uga hadlay go'aankii ay dhowaan qaadatay madaxkamadda sare ee dowladda taas oo gaalada Hinduuska uxukuntay Masjidka Taariikhiga ah ee Babari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muslimiinta Hindia ayaa si adag uga hadlay go'aankii ay dhowaan qaadatay madaxkamadda sare ee dowladda taas oo gaalada Hinduuska uxukuntay Masjidka Taariikhiga ah ee Babari.
Hoggaamiyaasha Muslimiinta waxay sheegeen in aysan aqbali doonin in Masjidkooda loo rogo Macbad Asnaamta lagu xareeyo.

Halkan ka degso Warbixin Muuqaal ah ama hoos ka daawo


Related Items