Farmaajo " Siyaasiyiin mucaarad ah iyo maamul goboleedyo ayaa dowladda tafaha uga dheggan" VIDEO.

Thursday November 14, 2019 - 09:58:08 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo " Siyaasiyiin mucaarad ah iyo maamul goboleedyo ayaa dowladda tafaha uga dheggan" VIDEO.

    Madaxweynaha DF ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka dhaqaaqi la'dahay siyaasiyiin mucaarad dan leey ah iyo maamul goboleedyada oo tafaha ku dhegan sida uu hadalka u dhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha DF ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka dhaqaaqi la'dahay siyaasiyiin mucaarad dan leey ah iyo maamul goboleedyada oo tafaha ku dhegan sida uu hadalka u dhigay.

Isagoo qaar kamid ah jaaliyadda Soomaalida Kenya kula hadlayay magaalada Nairobi ayuu ka dhawaajiyay caqabado buura ah oo dowladdiisa ku  hor gudban isagoo walaac ka muujiyay mucaaradada xooggan ee ay kala kulmayaan siyaasiyiin uu isagu ugu yeeray xildoon.

Farmaajo wuxuu sidoo kale sheegay in Xarakada Al Shabaab ay caqabad weyn ku tahay hana qaadka dowladdiisa ayna Xarakadu beegsi ku heyso dhammaan saraakiisha dowladda iyo kuwa mucaaradka ah ee xildoonka ah.


Halkan ka degso Video ama hoos ka daawo


Related Items