Sarkaal katirsan maamulka 'Jubbaland' oo lagu dhaawacay Kismaayo.

Thursday November 14, 2019 - 11:59:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsan maamulka 'Jubbaland' oo lagu dhaawacay Kismaayo.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu beegsaday mid kamida mas'uuliyiinta maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu beegsaday mid kamida mas'uuliyiinta maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe.


Xoogag hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay Kismaayo ku dilay Deeq Xumoow oo ahaa guddoomiye waaxeedkii xaafadda Hillaac oo katirsan deegaanka Calanleey.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhaawac culus uu gaaray guddoomiye waaxeedka lagu weeraray magaalada Kismaayo, Deeq xumoow ayaa horay uga tirsanaa saraakiisha ciidamada sirdoonka maamulka Axmed Madoobe.

Xarakada SHM ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkan ka dhacay magaalada Kismaayo sida ay baahisay Idaacadda islaamiga Andalus.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items