Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Uu Ka Qeybgalay Caalim Soomaaliyeed.

Friday November 15, 2019 - 16:26:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Uu Ka Qeybgalay Caalim Soomaaliyeed.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.



Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdi-raxmaan, kaas oo si qota dheer uga hadlay dadka ku jees jeesaya Diinta Islaamka ee maalmihii dambe lagu arkayay Internetka.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 15-11-2019

Related Items