Madaxda iyo siyaasiyiinta ugefaya diinta Islaamka oo soo badanaya [Dhageyso].

Sunday November 17, 2019 - 12:14:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda iyo siyaasiyiinta ugefaya diinta Islaamka oo soo badanaya [Dhageyso].

    Mas'uuliyiin iyo siyaasiyiin katirsan dowladda Federaalka ayaa jeediyay hadallo ay ugu gefayaan diinteena suuban ee Islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin iyo siyaasiyiin katirsan dowladda Federaalka ayaa jeediyay hadallo ay ugu gefayaan diinteena suuban ee Islaamka.

Max'med Cabdullaahi Farmaajo, Faysal Rooble, Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur iyo Xildhibaan Cabdi Raxmaan Faroole ayaa ugefay diinta islaamka, Wadaado dowladda lashaqeeya iyo kuwa kale oo qurba joog ah ayaa iyana jeediyay hadallo loogu gefayo diinta Islaamka.

Axaadiith iyo aayado qur'aan ah ayay siyaasiyiintani ku tilmaameen kuwa foorara oo aan la jaan qaadi karin nolosha caalamka sida ay ku qowleen qolyahan dabadhilifyada ah.


Halkan ka degso Warbixin Radio Alfurqaan ay arrintan ka diyaarisay MP3 ama hoos ka dhageyso



Related Items