Video: Siyaasi Oromo ah oo soo bandhigay Shirqoollada ay Itoobiya umaleegayso Shacabka Soomaaliyeed

Monday November 18, 2019 - 19:21:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Video: Siyaasi Oromo ah oo soo bandhigay Shirqoollada ay Itoobiya umaleegayso Shacabka Soomaaliyeed

    Siyaasiga Jowhar Max'med oo ka dhashay qowmiyadda Oromada ayaa soo bandhigay shirqoolka uu Abiy Axmed u maleegayo shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Jowhar Max'med oo ka dhashay qowmiyadda Oromada ayaa soo bandhigay shirqoolka uu Abiy Axmed u maleegayo shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Khudbad uu ka jeediyay wadanka Mareykanka ayuu kusoo bandhigay shirqoolka iyo cadawaadda Itoobiya usoo waddo soomaalida, wuxuu sheegay in Itoobiya ay xagal daacin siyaasadeed iyo mid dhaqaale ku hayso Soomaalida.

Jowhar ayaa si dhab ka hadal ah usheegay in Itoobiya ay ka go'antahay in Soomaaliya aysan yeelan maamul loo dhanyahay taas bedelkeedna ay kala qeybinayso Soomaalida si ay danaheeda ugaarto.

Halkan ka dego Kalimadda oo Afsoomaali lagu Tarjumay MP3 ama hoos ka daawo




Like saar Page-ka Somalimemo ee Facebook
 
Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka
https://t.me/joinchat/AAAAAEpW65v-5KIkyfHWEw
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items